Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in loo hergeliyo Ceel biyood

0
135

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool kaamka  kumasaar ee maagalada Baladweyne ayaa cod saday in loo dhiso Ceel maadama ay heysato biyo yari

Qoysaskan ayaa ka soo hayaamay deganadii ay ku nolaan jireen tasoo ay kala soo kulmeen abaaro iyagoo hada biyaha ka qaato dadka diriska ah

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here