Barakacayasha kaamka Nasteexo ee Baladweyne oo codsaday in loo dhiso goob wax ka bartan caruurtooda.

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Caruurta danyarta ah ee ku nool kaamka nastexo  ee maagalada Baladweyne oo garay waqtigii ay wax baran lahayeen ayaana heysan xarun waxbarsho

Qoysaskan ay ka soo jedaan caruurtan ayaa ka soo hayaamay deganada hoos tag maagalada Baladweyne

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.