Barakacayasha ku nool Kaamka Kumisaar ee Baladweyne oo codsaday xarun waxbarasho.

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Caruurta danyarta ah ee ku nool kaamka kumsaar ee maagalada Baladweyne oo garay waqtigii ay wax baran lahayeen ayaana heysan xarun waxbarsho

Qoysaskan ay ka soo jedaan caruurtan ayaa ka soo hayaamay deganada hoos tag maagalada Baladweyne

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.