Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka Rawdatu Al cilmi Oo kuyalaa magaladaa dhagaxbuur ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiyo ayaa lagu so gabogabeyaya Ku tubayo kala duwan oo uu hogaminayay sheekh ahmed shugri oo kamida ah culumadaa magaladaasi.
Kutubtaan ayaa waxay iskugu jireen Fiqi xadiis iyo balaaqo wax uuuna socoday muddo sagaal bilood ah kaasi oo ardayda badan ku faaiidaysteen.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


