Barcelona vs Man Utd & Isku aadka isreeb-reebka Europa League oo la sameeyey

0
20

Baladweyne(Radio Beerlula)-Isku aadka Isreeb-reebka Europa League ayaa goordhow la sameeyey, waxaana ka soo baxay kulammo waa weyn.

Kooxda kubadda cagta reer England ee Manchester United ayaa lagu beegay oo booqan doonta naadiga reer Spain ee Barcelona.

Dhinaca kale kulammada isreeb-reebka waxaa isku aaday Kooxda Juvnetus iyo Nantes.

Haddaba halkaan hoose ka eeg isku aadka isreeb-reebka Europa League oo dhammaystiran:-

Barcelona vs Man Utd

Juventus v Nantes

Sporting CP vs Midtjylland

Shakhtar Donetsk vs Rennes

Ajax vs Union Berlin

Leverkusen vs Monaco

Sevilla vs PSV

Salzburg vs Roma