Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool kaamka dheenxito oo ku yaalla xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyne islamarkana ka kala yimid tulooyinka hoos yimado magalada ayaa waxaa soo jawahaday daruufo dhanka nolosha ah .
Qoysaskaan ayaa degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player