Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qooysaska Barakacayaasha ee ku nool kaamka Garas Turane oo ka mid ah Xerooyinka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo ayaa wajahaya xaalado nolol xumo oo isbiirsaday kuwaas oo ay ka mid yahiin Hooy l’aan Rashiin la,aan iyo Biyo yari
Barakayashaan oo garaya in kabadan 150 Qoys aya waxaa ku jiro dad u badan Caruur, Haween ,waayeel iyo dad qabo baahiyaha gaarka ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.