Barkacayaal ku nool Muqdisho oo loo qeybiyay deeq raashiin ah

0
141

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ha’yadda Tadamun ayaa Deeq gar gaar ah gaarsiisay qoysas ku nool xeryaha barakacayaasha kuwaasi oo ku nool degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho

Deeqdan ayaa iskugu jirtay dhar goglo maacuun sollar iyo agabyo kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here