Barnaamij ardayda si online ah ay wax uga Bara doonaan oo laga furay Muqdisho

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daahfurtay barnaamij Online-ah oo wax lagu bari doono ardayda dhigata jaamacada Muqdisho ee jooga dalka iyo diba oo aay soo gordhisay jaamacada.

Munaasabada lagu daahfurayey barnaamijka onlineka ah ayaa waxa ka qeyb galay gudoomiyaha jaamacada Muqisho Dr Ibrahim Maxamed Mursal aqoon yahano iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.