Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacada BEDER ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay barnaamijka olalaha aqriska iyo qoraalka ee Af-soomaaliga kaasi oo diirada lagu saarayo in dadka waaweeyn lagu baro Afka Soomaaliga
Waxaa kasoo qeyb kalay munaasabada mas’uuliyiinta jaamacada macalimiin arday iyo marti Sharaf kale
Gudoomiyaha jaamacada BEDER Mubaarik Ibraahim ayaa kawar bixiyey barnaamijka olalaha aqriska iyo qoraalka ee Af-soomaaliga
Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.