Barnaamij kor loogu qaadayo xirfadda ciyaartoyda iyo is dhaxgalka oo lagu qabtay Garoowe

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaladda Garowe ayaa laga daah furay wajiga labaad ee Barnaamij kor loogu qaadayo xirfadda ciyaartoyda iyo is dhaxgalka oo lagu qabtay Garoowe.

In ka badan 50 xubnood oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galaya barnaamijkan oo ka kooban tababar iyo ciyaar loo qabanayo afar dugsi hoose iyo afar dugsi sare  oo ku yaalla magaalada Garoowe.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulahi.