Barnaamij kusaabsan wacyigalinta iyo sidii loo ilaalin lahaa amaanada oo lagu soo xiray Hargeysa

0
86

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudoomiyaha baanka dhexe ee maamulka soomaaliland ayaa soo gabagabeeyey barnaamij kusaabsan wacyigalinta iyo sidii loo ilaalin lahaa amaanada dadka oo ay soo qaban qaabiyeen xafiiska shareecadda baanka dhexe maamulka soomaliland
Barnaamijkaan ayaa looqabtay shaqaalaha baanka

Gudoomiyaha baanka dhexe ee maamulka soomaaliland DR Cali Daahir Cabdulaahi iyo Agaasimaha Guud ee banka dhexe ee maamulka soomaliland mudane Maxamed Qaasim ayaa si wada jir ah ugu waramaya ahmiyada barnaamijkaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.