Barnaamij lagu ciidsiinayo caruurta agoonta iyo danyarta oo laga bilaabay Magaalada Garoowe.

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe gaar ahaan Hotelka Dream Point waxaa ka furmay wejigii koowaad ee barnaamijka ‘Ciidsiinta Carruurta Agoonta iyo Danyarta ah.

Barnaamijkan oo lagu ciidsiinayo boqol caruur ah oo isugu jira agoon iyo danyarta ku nool Garoowe ayaa waxa uu gacan weyn oo dhaqaale ka geystay walalo muslimiin iyo shakhsiyaad muxsiniinta ah

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.