Barnaamij lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka oo laga daah furay Muqdisho.

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa Muqdisho ka daahfurtay wajiga 2- ee Barnaamijka Wadajir iyo adkeeysi oo laga fulin doono degmooyin ka tirsan maamul gobaleedyada Galmudug iyo Puntland.

Munaasabada daahfurka waxaa ka qayb galay wasiiro Agaasimiyaal Matalaayay Dowalad gobaleedyada xubno ka socoday Dawaladaha taageero soomaaliya iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdita Maxamed Maxamuud.