Barnaamij lagu quudinayo ardayda Soomaaliyeed oo laga daah furay Muqdisho.

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay Barnaamijka Horumarinta karaanka Aadanaha iyo Quudinta Ardayda dugsiyada Soomaaliyeed .

Munaasabada daahfurka waxaa ka qayb galay wasiiro Agaasimiyaal Matalaayay Dowalad gobaleedyada xubno ka socoday Dawaladaha taageero soomaaliya iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.