Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa magaalada Hargeeysa ku soo xiray Barnaamij wacyigalin ah oo ay Wasaaradda ka waday deeganada Somaliland mudo sanad ah.
Wacyigelintan oo ku saabsaneed ilaalinta shaqada ka faa,ideeysiga bisha ramadaan iyo gudashada waajibaadka ayaa loo sameeyay ayaa loo sameeyay shaqaalaha maamulka iyo ciidamada Soomaalind.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen
Audio Player