Barnaamij shaqo abuur loogu sameynayo dhallinyarada Somaliland oo laga furay Hargeysa

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Shaqaalaha Somaliland ayaa magalada Hargeeysa  ka bilowday diwaan-galinta duf-caddii 4aad ee dhalinyaradda Barnaamijka Shaqo-qaran oo ka hawl-gali doona Wasaaradaha iyo Hay’addaha dowladda.

Diwaan galinta shaqalaha ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay Hay’adda Shaqaalaha somalilnd.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.