Barnaamij wacyigelin ah oo ku saabsan xanuunka Kansarka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi xergeeye ayaa isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa Ka Daahfuray Barnaamij Wacyigelin ah oo kusaabsan Xanuunka Kansarka.

waxa kaqeyb galay furitaanka Barnaamijka Wacyigelinta ah madaxda isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa dhaqaatiir iyo mas’uuliyiin kasocday hay’adadaha lashaqeeya Wasaarada Caafimaadka Somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi