Barnaamij wacyigelin ah oo ku saabsan xaquuqda carruurta oo lagu qabtay Arabsiyo.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee somaliland ayaa degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley kuqabatay Barnaamij wacyigelin ah oo kusaabsan xuquuqda carruurta

waxa kaqeyb galay Barnaamijka wacyigelinta ah mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda shaqogelinta arrimaha bulshada iyo qoyska ee somaliland iyo qaar kamid bulshada degmada Arabsiyo

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.