Barnaamijk kaar aqoonsi ah lagu siinayo qaxootiga ajaanibta ah oo laga bilaabay Muqdisho

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaran-ka ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu Daah-furayay kaarka Aqoonsiga Qaxootiga iyo Magan-galyo doonka oo ah mid loogu adeegaayo dadka Qaxootiga iyo magan-galyo-doonka ah si ay u helaan xaquuqaadka aas aasiga ah.

Waxaa ka qayb-galay munaasabadda daahfurka Madax isugu jirta , Wasiiro, Xubno ka socda Golaha Shacabka, Hay’adda Qaxootiga Aduunka , dad ajaanib oo magangalyo doon ah iyo bulshada Rayadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here