Barnaamijka caafimaadka ee Radio Beerlula

0
39

Barnaamijka caafimaadka ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku sareeyna baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaanka mareerta oo kamid ah deegaanada Hooysimaada degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan kaasi oo ay ku nool yihiin qoysas kasoo barakacay fatahaadda wabiga shabelle uu ka geystay tuulooyinka Garaash,Qooqane iyo Bacaad 11-11-2023-ka

Cabduqaadir Cumar Ibraahim