Barnaamijka caafimaadka ee Radio Beerlula

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnaamijka caafimaadka ee Radio Beerlula Todobaadkan Barnaamijka caafimaadka ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna isbitaalka IKhlaas oo qaliin indhofiiqis lacag la aan ah u sameeyay barakacayaal ku nool Baladweyne