Barnaamijka caafimaadka ee Radio Beerlula

0
70
Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnaamijka caafimaadka ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna adeegyada caafimaad ee lagu qabto Farmashiyaasha iyo muhiimadda ay u leeyihiin gurmad ka deg dega ah.
Cabduqaadir Cumar Ibraahim