Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaan diirada ku saareeynaa Adeeg Caafimaad oo isugu jiro daaweeyn iyo Baaritaano loo sameeyay Barakacyaasha kaamka Baareey ee ku yaalo Xaafada Buunda-weeyn ee Magaalada Baladweyne 20-4-2025-ka
Cabduqaadir Cumar Ibraahim


