Baledweyne ( Radio Beerlula )- Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Beerlula todobaadkan Waxaan diiradda ku saareeyna Olole Caafimaad oo isugu jiray Baaritaano , Daweeyn iyo Wacyigelin oo loo sameey Barakacyaasha ku nool Kaamka Xasan Qurax oo ku yaallo Xaafadda Kutiinbo ee Magaalada Baladweyne 2-8-2025 ka.
Cabduqaadir Cumar Ibraahim


