Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Beerlula todobaadkan Waxaan diirada ku saareeyna Saameeynta Caafimaad iyo cudurrada ay keento Sunta ama Kiimikada loo isticmaalo In lagu Bisleeyo Khudaarta sida Cambaha , Mooska iyo Saytuunka 24-8-2025 ka. Cabduqaadir Cumar Ibrahim


