Baladweyne (Radio Beerlula)magaalada muqdisho ee caasimada dalka ayaa laga daah furay Barnaamijka Maan-maal oo ah barnaamij lagu garab istaagayo Dhalinyarada hal-abuurka leh ee soomaaliyeed.
daah furka barnaamijka Barnaamijka Maan-maal ayaa waxaa ka qeyb galay Raisul wasaare ku xigeenka soomaaliya saalax amxad jaamac xubno ka tirsan golaha wasiirada soomaaliya ganacsatada soomaaliyeed iyo qaar kamida dhalinyarada hal abuurka oo lagu casuumay.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player