Barnaamijka Ciida iyo Salaamaha qeybta 1-aad ee Radio Beerlula

0
106

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Ciida iyo Salaamaha qeybta 1-aad ee Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan iyo Maxamed Cabdi Saneey.