Barnaamijka Ciida iyo Salaamaha qeybta 1-aad ee Radio Beerlula

0
71

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Ciida iyo Salaamaha qeybta 1-aad ee Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud iyo Cumar Yuusuf Aadan.