Barnaamijka Ciyaaraha Radio Beerlula

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.