Barnaamijka danabeeysan ee la Tashiga dadweynaha arimaha dastuurka oo laga furay Muqdisho

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe ayaa magalada muqdisho ka Daah_Furay Barnaamijka danbeeysan ee la tashiga Dad weynaha Arimaha Dastuurka Dalka.

Barnaamijka Danbeeysan ayaa ah Barnaamij Shacabka Soomaaliyeed u sahlaayo in Shacabka Soomaaliyeed si toos ah ugu Qeeyb qataan Aragti ka dhiibashada Arrimaha Dastuurka Dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdi Majiid Aweeys Isaaq.