Barnaamijka daryeelka Caruurta ee Baxnaano oo laga daah furay Muqdisho.

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa laga daahfuray Barnaamijka daryeelka Caruurta ee Baxnaano oo socon doona muddo laba sano ah kaasi oo dhaqaalaha ku bixi doona uu gaarayo ku dhawaad 30 Milyan oo doolar.

Daah furka  Barnaamijkan waxaa ka qeybgalay wasiiro ka mid ah XFS ,xubno ka socday Hay’ada UNICEF iyo barnaamijka Baxnaano.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabidqadir Cumar Ibraahin.