Barnaamijyada Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Beerlula By admin - August 8, 2023 0 255 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diirada kusaari doonaa dhalinyarada fursadaha shaqo ka helay Shirkada Isbuunyada Barako ee Baladweyne. Waxa soojeedinaya Cabdiqaadir Cumar ibraahim. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X