Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna doorka tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne uu ku leeyahay isdhaxgal ka dhallinyarada. Waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim ( Nadaara )