Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaam diiradda ku saareeyna dhallinyarada fursadaha shaqo kahelay goobaha lagu iibiyo malaayka ee magalaada Baladweyne waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.