Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxa ku eegeyna dhalinyarada kushaqeysata farsamada gacanta ee sameeya yaanbooyinka lagu falo Beeraha ,faashashka iyo tooreyda 13-5-2025-ka. Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


