Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaan diiradda ku saareynaa doorka ururka Dhallinyarada is xilqaan aay ku leeyihiin. Olole nadaafadeed oo laga bilaabay Baladweyne 5-8-2025-ka. Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


