Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula, waxana soo jeedineya C/qaadir Cumar Ibraahin.