Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeynaa ururada Garsoor iyo Mustaqbal oo biyo dhaamin iyo wacyigelin nadaafadeed u sameeyay dadka ay saameysay fatahaadda wabiga shabelle.Cabduqaadir Cumar Ibraahim ( Nadaara )