Barnaamijka dooda todobaadka ee Radio Beerlula

0
39

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dooda Todobaadka ee Radio Beerlula Todobaadkaan waxaan diirada ku saareeynaa waa maxay sababta keentay in ay Dhallinyarada ka Tahriibaan Dalkeena Soomaaliya islamarkana ay u bareeraan khatarta Tahriibka waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here