Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dooda Todobaadka ee Radio Beerlula todobaadkan Waxaan diirada ku saareeyna Isbadallada Hormarineed ee Tiknoolajiyada door noocee ayeey ka qaadan kartaa Nidaamka Waxbarashada Dalkeena Soomaaliya waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.