Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dooda Todobaadka ee Radio Beerlula todobaadkan Waxaan diirada ku saareeyna goobaha Madaarista casriga ee lagu barto Qur’aanka kariimka door noocee ayeey ka qaadan karaan Horumarinta iyo barbaarinta Caruurta waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


