Barnaamijka ganacsiga ee Radio Beerlula

0
31
Barnaamijka ganacsiga ee Radio Beerlula waxaan todobaadkan diiradda ku saareeynaa qiimaha la iibiyo mootooyiinka Bajaajta suuqyada Baladweyne.
Bilaal Daahir Waaneey.