Barnaamijka Haweenka ee Radio Beerlula

0
214

Barnamijka haweenka ee Radio Beerlula todobaadkan waxaa marti ku ah Raxmo Cabdi Sheekh oo ah gudoomiyaha cusub ee ururka haweenka gobolka Hiiraan waxa ayna inooga warantay daruufaha haaysto haweenka iyo waxyaabaha ay uqaban doonto haweenka gobolka.

Sacdiyo Maxamed Maxamuud.