Baledweyne ( Radio Beerlula )- Barnaamijka haweenka ee Radio Beerlula todobaadkaan waxaan diiradda ku saareeyna haween ku nool Baladweyne oo iskuulka Alpha ka barta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan dhar karinta 24-8-2025-ka. Sahro Ibrahim Dhicisow


