Barnaamijka Hormarinta wax soo saarka beeraha iyo xoolaha ee Radio Beerlula

0
57
isss

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Horumarinta wax soo saarka beeraha iyo xoolaha ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diirada ku sareynaa sameeynta fatahaada sanadkaan ee Beerlayda Gobalka Hiiraan.

Waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.