Barnaamijka Hormarinta wax soo saarka beeraha iyo xoolaha ee Radio Beerlula

0
81
isss

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Horumarinta wax soo saarka Beeraha iyo xoolaha ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diirada ku sareynaa Cudurada ku Dhaco dalaga yaanyada. Waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.