Barnaamijka Horumarinta nabada iyo maamul wanaaga Radio Beerlula

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Horumarinta Nabada iyo maamul wanaga waxaan kusoo qaadan doonaa doorka Nabada ee fanka waxaana marti ku ah Cabdifitaax indhacaashaq oo fanka iyo tiktoka kusoo gudbiyaha heeso gaagaaban oo katurjuba Nabada waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here