Barnaamijyada Barnaamijka horumarinta nabadda iyo maamul wanaaga ee Radio Beerlula By admin - September 21, 2024 0 159 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnaamijka horumarinta nabadda iyo maamul wanaaga ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Horumarka kajira dagmada Buulaburte. waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X