Barnaamijyada Barnaamijka Horumarinta wax soo saarka Beeraha iyo xoolaha ee Radio Beerlula. By Radio Beerlula - April 9, 2025 0 83 FacebookTwitterPinterestWhatsApp isss Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Horumarinta wax soo saarka Beeraha iyo xoolaha ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diirada ku sareynaa xiliyada aay shinada malabka sameeyso iyo nuucyada malabka waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweeys isaaq. Share this:FacebookX